Weriye Abuuja oo Maxkamad la soo taagay & cadeymo loo waayey dil lagu eedeeyey

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa bilowday dhegeysiga weriye Maxamed Cabdiwahaab Nuur (Abuuja) oo muddo 5 Bilood ah u xirnaa Hay’adda Nabadsugidda ee NISA. Abuuja ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta dil loo geystay haweeney la oran jiray Baxsaney Cabdi bishii Maarso ee sanadkan, iyadoo Hay’adda NISA ay lix marqaati kiiskaasi u diyaarisay, … Continue reading Weriye Abuuja oo Maxkamad la soo taagay & cadeymo loo waayey dil lagu eedeeyey